Kooxda Kubada Cagta Dekadda ayaa ku guuleysatay Horyaalka Heerka 1-aad ee Soomaaliya. Dekada ayaa hanashada Horyaalka Soomaaliya ku Xaqiijisay Kulan...
Guulaha Ciyaaraha Soomaaliya ayaa ah kuwa isbadal wanaagsan uu ku yimid sanadkaan 2018 Xulka qaranka 17-Jirada Soomaaliya oo bilow u...
Kooxda Banaadir Sc ayaa adkaatay Kulan ka tirsan isreeb-reebka tartanka kooxaha Jamacada Carabta oo Soomaaliya qayb ay ka tahay, Kulanka...
Xirirka kubada cagta ee mini Football ayaa saakay u safray ka qayb galka koobka qaramada qarada afrika ee Mini football-ka...
Afarta Kooxod ee ugu hooseysa Horyaalka Soomaaliya ayaa galabta Ciyaaray ayado isku waqti ay bilaabatay Ciyaartooda Gadiidka waxay la ciyaartay...
Ciyaarta oo ahayd mid aad u xiisa badneyd una dhaxeysay Xulalka 17-jirada ee Soomaaliya iyo Tanzaaniya ayaa goordhow ku soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa hambalyo dhiiri gelin ah u diray cayaartooyda Xulka...
Macalin Salaad Faarax Xasan oo ah macalinka Xulka Qaranka ee ay da'doodu ka hooseyso 17 sano jirka ayaa ka warbixiyay...
Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Xulka Qaranka ee...
Soomaaliya ayaa la Ciyaari doonto kama danbeysta tartanka Cecafa ee 17-Jirada dalka Tanzania oo ka soo adkaaday dalka Kenya afar...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa maanta booqasho ugu tegay Isbitaalka...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho