Xulka Qaranka dalka Sinigal ayaa isaga haray koobka aduunka kadib markii hal iyo waxba guuldaro ah uu kala kulmay dhigiisa...
Xulka Qaranka Tunisia ayaa la ciyaari doono xulka qaranka dalka Ingiriiska kulanka ugu horeeya ee Group-ka G oo labada ay...
Madaxwaynaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliya Cabdi Qani Siciid Carab iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la kulmay Madaxwaynaha kubadda...
Real Madrid ayaa leyliyehiidii Zidane, waxa uu ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka tababarnimo. Ninka reer France ayaa helay...
Shalay ayey aheyd markii ay warbaahinta qaar ay baahiyeen wararka sheegayo Jabriil Xasan Fariid inuu ka tagay kooxda uu waqtiga...
Naadiga reer Spain ee Real Madrid ayaa dhowrkii sanno ee la soo dhaafay waxa ay la wareegeysay xiddigaha ugu muhiimsan...
Kooxda Ingiriiska ee Chelsea ayaa muujisay xiisaha ay u qabto inay lasoo saxiixato weeraryahanka Bayern Munich ee Robert Lewandowski. Wakiilka...
Derby County, ayaa ku dhawaaqday Frank Lampard inuu yahay tababaraha seddexda sanno soo socota ee naadiga. Macallinkii hore ee naadiga...
Mas'uuliyiin ka socota Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Culumaa'udiin ayaa ku sugan Istuudiyaha Radio Mogadishu waxaana...
Kooxaha Elman iyo Horseed ayaa soo gaba gabeeyay kulamadoodii ugu danbeyay horyaalka soomaaliya kulan galabta ay ku ciyaaren garoonka banaadir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho