Xarutna Degmada Warta Nabadda ayaa waxaa ka socda koob lagu maamuusayo isdhexgalka bulshada bisha Ramadaan awgeed, waxaana koobka ka qeybgalay...
Kooxda ku ciyaaraysa Magaca Wakaaladda SONNA ee ka qaybgalaysa Tartanka ciyaaraha Ramadaanka ee ka socda degmada Warta Nabada ee magaalada...
Cali Iidoow Xasan oo orda orodka 1500 (kun iyo shan boqol) Mitir ugu tartamaya Soomaaliya Ciyaaraha Olombikada Islaamka ayaa usoo...
Wasiiirka Dhallinyarada, Dhaqancelinta iyo Cayaaraha ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdiqani Cabdullahi Hilowle (Jeenyo) ayaa sheegay in la dayactirayo garoomada kubadda...
Xildhibaanno, mas'uuliyiinta xiriirkada kala duwan ee cayaaraha ayaa maanta sagootiyay Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Xiriirka kubadda Cagta ee Qaaradda Afrika...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gubdineynaa sawirrada Wasiirka dhalinyarada iyo cayaarraha dowladda federaalka Soomaaliya oo muqdisho kusoo dhaweysay...
Munaasabad lagu xusayay maalinta cayaaraha, horumarka iyo nabadda addduunka ayaa waxa ay ka dhacday garoonka kubadda cagta Banaadir ee...
Xildhibaanno, dhallinyaro, haween iyo odayaal dhaqameed ayaa ka qeybgalay kulan lagu taageerayay Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye oo loo magacaabay Wasiirka...
Shirkadda caanka ku ah soo saarista dharka iyo kabaha ciyaaraha ee NIKE ayaa soo bandhigtay qorshe ay ku howlanayd sanado...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay in Horyaalkii ugu horreeyey ay ku bilaabi doonaan ilaa siddeed...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho