Kooxda Man City rajada ay ka qabtay hanashada horyaalka England ayaa meesha kasii baxeyso kadib markii ay 0-0 la dhaafi...
Shabakadda Wararka Kulmiye iyo Bahda Saxaafadda ayaa maanta si wadajir ah magaalada Muqdisho xaflad qado sharaf ah ugu sameeyay Cayaartoyda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in si sare loo qaadi doono qeybaha kala duwan ee...
Wasaaradda isboortiga iyo dhallinyarada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in dib u dayactir guud lagu sameyn doono garoonka kubadda...
DOHA: Da`yarta Ciyaartoyda Iskuulka Muqdisho ee ku guuleystay tartankii Jeem Cup ee Soomaaliya oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarashada Hidaha...
Kulan qado ah, isla markaana lagu dhiirigelinayay Hana Xasan Mire oo ah gabar Soomaaliyeed, oo soo diyaarisay tartan kubadda kolleyga...
Xoghayaha guud ee Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Duraan Axmed Faarax ayaa dalka Switzerland uga qeyb galay seminaar ay ka qeb galeen...
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadba kolleyga ayaa magaalada muqdisho ka furay tababbar ay ka qayb galayaan macalimiinta kubadda kolleyga, waxaana xafladda...
Cayaartaan oo dhexmartay degmooyinka Yaaqshiid iyo Hiliwaa ee gobolka banaadir ayaa waxa ay daqiiqadihii loogu talagalay kusoo idlaaday 1-0 oo...
Barnamijka Falanqaynta Ciyaaraha oo ka mid ah, Barnamijyada todobaaddkiiba mar ka baxa Radio Muqdisho Coddka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaanu todobaadkan, waxaan...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho