Kooxda Reading oo ka ciyaarta heerka labaad ee dalka ingiriiska ayaa caawo u soo baxday Semi-finalka kooxda FA Cup-ka,ka dib...
Kooxda Swansea City ayaa waxaa garoonkeeda Liberty Stadium 0-1 uga badiyay kooxda Liverpool. Ciyaaryahan Jordan Henderson ayaa daqiiqadii 68-aad ee...
Kooxda Fiorentina ayaa garoonkeeda Stadio Artemio Franchi 2-1 uga badisay kooxda AC Milan. Kooxda AC Milan ayaa goolka la hor...
Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda Estadio Santiago Bernabeu 2-0 uga badisay kooxda Levante. Ciyaaryahan Gareth Bale ayaa qeybtii hore ee...
Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford 3-0 uga badisay kooxda Tottenham Hotspur. Kooxda Manchester United ayaa qeybtii hore ee...
Kooxda Chelsea ayaa ka faa’ideysan waaysay guul darradii ay xalay la soo gudboonaatay kooxda Manchester City,waxana garoonkeeda Stamford Bridge barbardhac...
Kooxda Palermo ayaa waxaa garoonkeeda Stadio Renzo Barbera 0-1 uga badiyay kooxda Juventus oo hogaamineyso horyaalka talyaaniga. Kooxda Juventus ayaa...
Kooxda Burnley ayaa garoonkeeda Turf Moore 1-0 uga badisay kooxda Manchester City oo kaalinta labaad uga jirto horyaalka ingiriiska ee...
Kooxda Eibar ayaa waxaa garoonkeeda Municipal de Ipurua 0-2 uga badiyay kooxda Barcelona. Kooxda Barcelona ayaa afar dhibcood ka dhigtay...
Kooxda Arsenal ayaa u hal dhibic u soo jirsatay kooxda Manchester City oo kaalinta labaad uga jirto horyaalka,ka dib markii...
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud....
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho