Ciyaaryahan Davide Santon ayaa ka tegay kooxda Newcastle United,isago si amaah ah ugu biiray kooxdiisii hore ee Inter Milan. Ciyaaryahan...
Ciyaaryahan Alessandro Matri ayaa mar kale dib ugu soo laabtay kooxda Juventus,isagoo ka soo tegay kooxda AC Milan. Ciyaaryahan Matri...
Kooxda AC Milan ayaa kooxda Parma kala soo wareegtay ciyaaryahan Gabriel Paletta oo daafaca ka ciyaara,iyadoo sidoo kale kooxda Genoa...
Kooxda Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou 3-2 uga badisay kooxda Villarreal. Kooxda Villarreal ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 30-aad...
Kooxda AC Milan ayaa garoonkeeda San Siro 3-1 uga badisay kooxda Parma oo ugu hooseeysa horyaalka talyaaniga. Kooxda AC Milan...
Xulka Ivory Coast ayaa u soo baxay Semi-finalka koobka qaramada Afrika,ka dib markii uu 3-1 uga badiyay xulka Aljeriya. Xulka...
Xulka Ghana ayaa u soo baxay Semi-finalka koobka qaramada afrika,ka dib markii uu 3-0 uga badiyay xulka Guinea. Ciyaartan ayaa...
Kooxda Southampton ayaa waxaa garoonkeeda St. Mary's Stadium 0-1 uga badiyay kooxda Swansea City. Labada kooxood ayaana wax gool ah...
Kooxda Udinese ayaa garoonkeeda Stadio Friuli barbardhac 0-0 ah kula gashay kooxda Juventus oo hogaamineyso horyaalka talyaaniga ee Serie A-da....
Kooxda Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates Stadium ku xasuuqday oo 5-0 uga badisay kooxda Aston Villa. Kooxda Arsenal ayaa qeybtii hore...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...
Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya lagu soo gebagebeeyay shirkii ugu horreeyay ee heer gobol ee Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga...
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa 21-kii bishan fuliyay howlgal duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday deegaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho