Kooxda Newcastle United oo ka ciyaarta horyaalka Premier League-ga ayaa shan ciyaaryahan amaahisay kooxda Rangers oo ka ciyaarta heerka labaad...
Ciyaaryahan Aaron Lennon oo garabka ka ciyaara kooxda Tottenham ayaa ku biiray kooxda Everton oo uu si amaah ah ugu...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in dalka mareykanka uu hada ogaaday waxa ay tahay kubadda cagta,ka dib markii...
Weeraryahankii hore ee xulka qaranka Italy Marco Borriello ayaa ka tegay kooxda Roma,isagoo si rasmi ah ugu biiray kooxda Genoa...
Kooxda Crystal Palace ayaa soo dhameys tirtay la soo wareegitanka ciyaaryahan Keshi Anderson oo ay kala soo wareegtay kooxda Barton...
Kooxda Southampton ayaa kooxda Benfica si amaah ugala wareegay ciyaaryahan Filip Djuricic oo khadka dhexe ka ciyaara. Ciyaaryahan Filip Djuricic...
Ciyaaryahan Juan Cuadrado ayaa si rasmi ah ugu soo biiray kooxda Chelsea,isagoo ka soo tegay kooxda Fiorentina ee dalka talyaaniga....
Ciyaaryahan Harry Kane oo weerarka ka ciyaara ayaa shan iyo bar qandaraas ah u saxiixay kooxda Tottenham Hotspur oo ku...
Ciyaaryahan Andre Schurrle ayaa ka tegay kooxda Chelsea,isagoo ku biiray kooxda Wolfsburg oo kaalinta labaad uga jirto horyaalka Jarmalka. Ciyaaryahan...
Kooxda Crystal Palace ayaa ku dhawaaqday in ay si rasmi ah kooxda Manchester United ugala soo wareegtay ciyaaryahan Wilfried Zaha....
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa maanta booqasho ugu tegay Isbitaalka...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...
Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya lagu soo gebagebeeyay shirkii ugu horreeyay ee heer gobol ee Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga...
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho