Kooxda West Ham United ayaa u soo baxday wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka,ka dib markii ay 1-0 uga badisay...
Kooxda Juventus oo hogaamineysa horyaalka talyaaniga ayaa galabta garoonkeeda Juventus Stadium 2-0 uga badisay kooxda ChievoVerona. Kooxda Juventus ayaa qeybtii...
Kooxda Lazio ayaa garoonkeeda Olimpico Stadium 3-1 uga badisay kooxda AC Milan. Kooxda Milan ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii...
Kooxda Atletico Madrid ayaa garoonkeeda Vicente Calderon 3-1 uga badiyay kooxda Rayo Vallecano. Ciyaaryahan Antoine Griezmann ayaa qeybtii hore ee...
Kooxda Elche ayaa waxaa garoonkeeda Manuel Martinez Valero 0-6 uga badiyay kooxda Barcelona. Ciyaaryahan Gerard Pique ayaa qeybtii hore ee...
Ciyaaryahan Samuel Eto'o ayaa si xur ah ugu biiray Sampdoria ee dalka talyaaniga,isagoo ka tegay kooxda Everton oo ka ciyaarta...
Kooxda Cordoba ayaa waxaa garoonkeeda Estadio Nuevo Arcángel 1-2 uga badiyay kooxda Real Madrid. Kooxda Cordoba ayaa goolka la hor...
Kooxda Bradford City oo ka ciyaarta heerka sedaxaad ee dalka ingiriiska ayaa u soo baxday wareega shanaad ee koobka FA...
Kooxda Real Madrid ayaa ku guuleysatay saxiixa ciyaaryahan Martin Odegaard oo isha ay la raacayeen kooxo badan oo ka dhisan...
Kooxda Swansea City ayaa ku dhawaaqday in kooxda Tottenham kala soo wareegtay ciyaaryahan Kyle Naughton oo ka ciyaara daafaca buuxa....
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho