Kooxda Liverpool ayaa lugtii koowaad ee koobka Capital One garoonkeeda Anfield barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Chelsea. Kooxda Chelsea...
Ciyaartoyda Qaranka Jaaliyadda Soomsaliyeed ee Dalka Suudaan ayaa iyagu Guul Taariikhi ah Ka keenay koobka Jaaliyadaha oo ay soo agaasintay...
Xulka Algeriya ayaa caawo 3-1 uga badiyay xulka South Afrika oo ay ku wada jiraan Group-ka geerida ee C. Xulka...
Xulka Senegal ayaa 2-1 uga badiyay xilka Ghana oo ay ku wada jiraan Group-ka sedaxaad ee C. Xulka Ghana ayaa...
Kooxda Juventus ayaa shan dhibcood ka dhigtay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka talyaaniga ee Serie A-da,ka dib markii ay garoonkeeda...
Kooxda Deportivo de La Coruña ayaa waxaa garookeeda Estadio Riazor 0-4 uga badiyay kooxda Barcelona. Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa caawo...
Kooxda Manchester City ayaa lumisay fursad ay ugu dhawaan laheyd kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska,ka dib markii garoonkeeda Etihad...
Kooxda West Ham United ayaa garoonka Boleyn Ground 3-0 uga badisay kooxda Hull City. Labada ayaana wax gool ah iska...
Kooxda Lazio ayaa waxaa galabta garoonkeeda Olimpico Stadium 0-1 uga badiyay kooxda Napoli. Ciyaaryahan Gonzalo Higuain ayaa daqiiqadii 18-aad ee...
Kooxda Getafe ayaa waxaa garoonkeeda Coliseum Alfonso Perez 0-3 uga badiyay kooxda Real Madrid. Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa rikoor cusub...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho