Kooxda Sunderland ayaa waxaa garoonkeeda Stadium of Light 0-1 uga badiyay kooxda Liverpool. Kooxda Liverpool ayaa goolka la hor martay,waxaana...
Gool hayihii hore ee kooxda Barcelona Victor Valdes ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay in uu saxiixay heshiis uu ugu...
Kooxda Juventus ayaa garoonkeeda Juventus Stadium barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Inter Milan. Kooxda Juventus ayaa goolka la hor...
Ciyaaryahan Hatem Ben Arfa oo ku biiray kooxda Nice oo ka ciyaarta heerka koowaad ee dalka Faransiiska ayaa sheegay in...
Ciyaaryahan Mauro Zarate oo weerarka u ciyaarayay kooxda West Ham United ayaa si amaah ugu biiray kooxda QPR oo u...
Kooxda Udinese ayaa waxaa garoonkeeda Stadio Friuli 0-1uga badiyay kooxda Roma oo dhanka dhibcaha horyaalka la simantay kooxda Juventus. Kooxda...
Kooxda Atletico Madrid ayaa maanta taageerayaasha garoonka Vicente Calderon ugu soo bandhigtay weeraryahankooda cusub ee Fernando Torres. Ciyaaryahan Torres oo...
Kooxda Real Sociedad ayaa garoonkeeda Anoeta 1-0 uga badisay kooxda Barcelona oo caawo ka faa’ideysan waaysay guul darradii ay kooxda...
Kooxda Real Madrid ayaa guul darro ku bilowday sanadka 2015-ka,ka dib markii kooxda Valencia ay garoonkeeda Mestalla 1-2 uga badisay....
Shirka shidaalka ee dalka Qatar ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan QAPCO ayaa tartan kubadda cagta ah oo ay...
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu qabtay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Isgarab-Istaaga Shacabka Falastiin, waxaana munaasabadda lagu martigeliyey...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowladda UK oo...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo dhaweysay Wafdi sare...
Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa maanta kormeeer kooban ugu tagay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho