Weeraryahankii kooxda Arsenal Yaya Sanogo ayaa inta ka dhiman xili ciyaareedkan si amaah ah ugu ciyaari doono kooxda Crystal Palace....
Munaadabad balaaran oo caawo lagu qabtay magaalada Zurich ayaa lagu bixiyay abaal marrino kala duwan oo qalai ah. Ciyaaryahan Cristiano...
Kooxda Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou 3-1 uga badisay kooxda Atletico Madrid. Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa inta aysan ciyaarta bilaaban...
Kooxda S.S.C. Napoli ayaa waxaa garoonkeeda San Paolo 1-3 uga badiyay kooxda Juventus. Kooxda Juventus ayaa goolka la hor martay,waxaana...
Kooxda Manchester United ayaa waxaa garoonkeeda Old Trafford 0-1 uga badiyay kooxda Southampton. Kooxda Southampton ayaa soo gashay kaalinta sedaxaad...
Kooxaha Roma iyo Lazio ayaa barbardhac 2-2 ah kulak ala baxay kulankii Roma derby. Labadan kooxood ayaa waxa ay ku...
Kooxda Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates Stadium 3-0 uga badisay kooxda Stoke City. Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa maanta ciyaarta...
Kooxda Crystal Palace ayaa garoonkeeda Selhurst Park 2-1 uga badisay kooxda Tottenham Hotspur. Kooxda Tottenham ayaa goolka la hor martay,waxaana...
Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu 3-0 uga badisay kooxda Espanyol. Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu koobkii...
Kooxda Chelsea ayaa labo dhibcood ku qabatay hogaanka horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga,ka dib markii ay garoonkeeda Stamford Bridge 2-0...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho