Isku aadka wareega sedaxaad ee koobka FA Cup-ka ayaa caawo looga dhawaaqay dalka ingiriiska. Kooxda Arsenal oo Daafacaneysa koobka ayaa...
Kooxda Barcelona ayaa kulankii Catalan derby garoonkeeda Camp Nou 5-1 uga badisay kooxda Espanyol. Kooxda Espanyol ayaa goolka la hor...
Tababaraha kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa sheegay in ciyaaryahan James Rodriguez uu dhaawac xalay soo gaaray dartii uga maqnaan...
Kooxda West Ham United ayaa soo gashay kaalinta afaraad ee horyaalka ingiriiska,ka dib markii ay galabta garoonkeeda Upton Park 3-1...
Kooxda Napoli ayaa garoonkeeda San Paolo barbardhac 2-2 ah kula gashay kooxda Empoli. Kooxda Empoli ayaa qeybtii hore ee ciyaarta...
Tartan Isboorti oo ku saabsan isdhexgalka bulshada oo 22-kii November ee bishii la soo dhaafay ka furmay degmada Shangaani oo...
Kooxda Bayern Munich ayaa garoonkeeda Allianz Arena 1-0 uga badisay kooxda Bayer Leverkusen. Ciyaaryahan Franck Ribery ayaa bilowgii qeybtii labaad...
Kooxda Real Madrid Santiago Bernabeu 3-0 uga badisay kooxda Celta Vigo. Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa qeybtii hore ee ciyaarta goolka...
Kooxda Manchester City ayaa sedax dhibcood u soo jirsatay kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska,kadib markii ay 1-0 uga badisay...
Kooxda Roma ayaa garoonkeeda Olimpico Stadium barbardhac 2-2 ah kula gashay kooxda Sassuolo. Kooxda Roma ayaa ka faa’ideysan waaysay barbardhacii...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho