Kooxda Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge 2-0 uga badisay kooxda Hull City. Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii...
Kooxda Augsburg ayaa waxaa garoonkeeda SGL Arena 0-4 uga badiyay kooxda Bayern Munich. Kooxda Bayern Munich ayaa afarta gool dhalisay...
Kooxda Almeria ayaa waxaa garoonkeeda Estadio de los Juegos Mediterráneos 1-4 uga badiyay kooxda Real Madrid. Kooxda Real Madrid ayaa...
Weeraryahanka kooxda Manchester City Sergio Aguero iyo tababaraha kooxda Newcastle United Alan Pardew ayaa ku kala guuleystay abaalmarinta bilaha ee...
Waxaa caawo la soo gabagabeeyay Group stages-ka koobka labaad ee qaarada yurub ee Europa League-ga,waxaana soo baxay 24-kooxood oo ay...
Kooxaha Atletico Madrid,Juventus,Real Madrid,Basel,Monaco Bayer Leverkusen, Borussia Dortmund,Arsenal,Bayern Munich, Paris Saint Germain,Barcelona,Chelsea,FC Porto ,Shakhtar Donetsk,Manchester City iyo Schalke 04 ayaa...
Group-E Kooxda Bayern Munich ayaa garoonkeeda Allianz Arena 3-0 uga badisay kooxda CSKA Moscow. Kooxda Bayern Munich ayaa goolka la...
Group-A Kooxda Juventus ayaa garoonkeeda Juventus Stadium barbardhac 0-0 ah kula gashay kooxda Atletico Madrid. Ciyaartoyda kooxda Juventus ayaa taageerayaashooda...
Tababaraha kooxda Manchester City Manuel Pellegrini ayaa maanta sheegay in ciyaaryahan Sergio Aguero uu dhaawacii ka soo gaaray jilibka garoomada...
Kooxda Southampton ayaa waxaa garoonkeeda ST Mary 1-2 uga badiyay kooxda Manchester United. Tababaraha kooxda Manchester United Louis van Gaal...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho