Kooxda Bayern Munich ayaa garoonkeeda Allianz Arena 2-0 uga badisay kooxda Freiburg. Kooxda Bayern Munich ayaa goolka la hor martay,waxaana...
Xiriirka kubada cagta ee dalka talyaaniga ayaa ganaaxay tababaraha kooxda Roma Rudi Garcia iyo tababaraha kooxda Juventus Massimiliano Allegri. Tababaraha...
Weeraryahankii hore ee kooxda Arsenal iyo xulka France Thierry Henry ayaa maanta ku dhawaaqay in uu ka fariistay ciyaarista kubada...
Isku aadka wareega 32-da kooxood ee koobka labaad ee qaarada yurub ee Europa League-ga ayaa maanta looga dhaqaaway xarunta xiriirka...
Isku Aadka wareega labaad ee koobka Champions League-ga ayaa maanta looga dhawaaqay xaruunta xiriirka kubada cagta ee UEFA oo ku...
Kooxda AC Milan ayaa caawo garoonkeeda San Siro 2-0 uga badisay Kooxda Napoli. Ciyaaryahan Jeremy Menez ayaa daqiiqadii lixaad ee...
Kooxda Atletico Madrid ayaa waxaa garoonkeeda Vicente Calderon 0-1 uga badiyay kooxda Villarreal. Ciyaaryahan Luciano Dario Vietto ayaa daqiiqadii 84-aad...
Kooxda Swansea City ayaa waxaa garoonkeeda Liberty Stadium 1-2 uga badiyay kooxda Tottenham. Kooxda Tottenham ayaa goolka la hor martay,waxaana...
Kooxda Juventus ayaa garoonkeeda Juventus Stadium galabta barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Sampdoria. Kooxda Juventus ayaa goolka la hor...
Kooxda Manchester United ayaa galabta garoonkeeda Old Trafford 3-0 uga badisay Liverpool oo xifaaltan adag uu ka dhaxeeyo. Kooxda Manchester...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa 21-kii bishan fuliyay howlgal duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday deegaanka...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, oo ku matalayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Waxaa Degmada Caabudwaq ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho