Kooxda Real Madrid ayaa caawo ku guleeysatay koobka naadiyada aduunka ee Fifa Club World Cup,ka dib markii ay garoonka Marrakesh...
Kooxda Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou 5-0 uga badisay kooxda Cordoba. Ciyaaryahan Pedro Rodriguez ayaa bilowgii ciyaarta goolka koowaad u...
Kooxda Aston Villa ayaa garoonkeeda Villa Park barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Manchester United. Kooxda Aston Villa ayaa goolka...
Kooxda Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad Stadium 3-0 uga badisay kooxda Crystal Palace. Labada kooxood ayaana wax gool ah iska...
Kooxda Cagliari ayaa waxaa caawo garoonkeeda Sant'Elia 1-3 uga badiyay kooxda Juventus. Kooxda Juventus oo hogaamineyso horyaalka talyaaniga ee Serie...
Isku aadka Semi-finalka koobka Capital One ayaa wax yar ka hor lagu dhawaaqay,waxana afarta kooxood ee soo baxay ay isugu...
Kooxaha San Lorenzo iyo Auckland City ayaa ciyaartii labaad ee Semi-finalka koobka naadiyada aduunka ee Fifa Club World Cup ku...
Kooxda Tottenham ayaa u soo baxday Semi-finalka koobka Capital One,ka dib markii ay garoonkeeda White Hart Line 4-0 uga badisay...
Kooxda Derby County oo ka ciyaarta heerka labaad ee dalka ingiriiska ayaa waxaa garoonkeeda Pride Park 1-3 uga badiyay kooxda...
Kooxda Real ayaa u soo baxday Finalka koobka naadiyada aduunka ee Fifa Club World Cup,ka dib markii ay garoonka Le...
RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee...
RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Moscow ee...
RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho