Ciidmada Booliiska ayaa toogasho ku dilay dhamaan dableydii dooneysay iney gudaha u galaan xarunta baarista dembiyada CID qaraxa kaddib. Wasaaradda...
Mashruuca tabar wadaag oo ah mashruuc in ka badan 100 qof oo laga soo xulay Degmada Balanbale ay uga tashanayaan...
Ciidanka booliska ayaa toogasho ku dilay afar ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ah ku qaaday xarunta Dambi baarista...
Dowladda Turkiga ayaa uga mahadcelisay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed taageerada ay u muujiyeen walaalooda Turkiga kaddib inqilaabkii dhicisoobay ee laba...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Xafladan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu daah-furayay ololaha talaalka cudurada sambabka ee ku dhaca Ariga oo ay...
Siminaarkan oo socday muddo saddex cisho ah ayna soo qaban qaabisay Waaxda tabbabarda iyo shaqalaha ee Wasaaradda Warfaafinta, isla markaana...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho