Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xueeen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho...
Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdullaahi Adam Muuse ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 79-aad ee ka soo wareegtay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan muhiim ah maanta la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku Qaabilay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha, oo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi isugu jiray Ganacsato ka...
Wasiirka arrimaha gudahaTurkiga Suleyman Soylu, ayaa ku dhawaaqay inay bilaabayaan howlgallo isdaba jooga ah oo ay ka sameynayaan gobolada dhaca...
Hal ruux ayaa dhintay afar kalana waa ay dhaawacmeen ka dib markii Gaari Xamuul ah oo ay la socdeen uu...
Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa howlgallo lagu baacsanayao Khawaarijta Al-shabaab ka sameeyay deegaanada Dhaghaye iyo Laas-gacamey oo...
Wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan taliyaha ciidanka xoogga, Sanatar Afcadey, Taliyaha ciidanka dhulka, guddoomiyaha gobolka...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda ku qaabilay Reena Ghelani, oo ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Jabuuti,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho