Saciid Xuseen Raage oo ka tirsanaa Nabadoonadii la shaqeyn jiray Khawaarijta Al-Shabaab ee aagga deegaanka Masaajid Cali-Gaduud illaa deegaanka Guulane...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa maanta xarunta Wasaaradda...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyada Jabuuti...
Wasiirka warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa ka warbixiyay howlgalada ka dhanka kooxda Khawaarijta ah ee ka socda...
Bishaan waxay aheyd bil si weyn loo gumaaday Kooxda argagaxisada ah ee Khawaarijta, gaar ahaan Gobolka Shabeelada Dhexe, waxaana Ciidamada...
Afka Carabigu waa tiir ka mid ah dhaqamada kala duwanaanshaha aadanaha. Waa mid ka mid ah luqadaha looga hadlo adduunka...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac oo ay wehliyaan wasiir ku xigeenka wasaaradda Cabdiraxmaan Yuusuf...
Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xaqiijiyay geerida Yuusuf Maxamad Jingaab. (Wasiir) oo ahaa horjooge sare oo ka tirsanaa...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa maanta degmada Dhoobley gaarsiiyey labo diyaaradood oo siday gargaar iskugu jira daawo...
Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamud Guure ayaa kulan la qaatay Guddiga dib u eegista...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho