Ilo-wareedyo ka tirsan Boliska Faransiiska ayaa sheegay in tiro dad ah ay dhaawacyo fudud soo gaareen maanta oo Arbaca ah,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Masar ayaa sheegay...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Fedaraalka Soomaalya mudane, Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir, ayaa maanta kulan...
Iyadoo la fulinayo mid ka mid ah qodobadii ugu muhiimsanaa ee lagu kala saxiixday heshiiskii nabadeed ee laba bilood ka...
Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka, iyadoo Qorshuhu yahay...
Taliska Dhexe ee Ciiddanka Badda Maraykanka ayaa sheegay inay qabteen Dooni nooca Kalluumeysiga oo lagu soo raray Kumanaan Hubka Fudud...
Taliyaha Ciidanka Booliska Sooomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo Wafdi Sare oo uu hoggaaminayo ayaa magaalada Abu Dhabi...
Wasiirka Amniga Gudaha ee dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Cabdi Aadan 'Gaboobe' ayaa gaaray degmada Wisil ee koonfurta Gobolka Mudug, halkaas...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta la kulmay Guddiga Amnigga Koonfur Galbeed, isagoo kala...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shir ku saabsan dar-dar-gelinta hawlaha shaqo ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho