Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Janeraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa shaaca ka qaadya in dagaalkii shalay lagu jebiyay ee...
Guddiga KMG ee Miisaaniyadda Labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta markii 3aad la kulamay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya waddamada Benelux iyo Midowga Yurub Danjire Yoonis Yaasiin Xaashi , ayaa ka warbixiyay xaflad ka dhacday...
Guddoomiyaha Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimadda Galmudug Mudane Cabdiraxmaan Cali Maxamed “Geedaqorow”oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo Wasiiro ka mida...
Madixii Argagixisada u qaabilsanaa cunta karinta Gobolka Baay Cali Madkeer Mad-muumin oo nabad-diidka Gobalka Baay, ayaa u yaqaanaann Dheere Cali...
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, ayaa maanta xariga ka jaray xarunta Wasaaradda Gargaarka iyo Mareynta Musiibooyinka Hirshabele. Dhismaha Wasaaradda...
Maamulka degaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida ee ku sugan degaankaas ayaa maanta goob fagaare ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo si...
Mid ka mid ah TV-yada Ruushka ayaa Jimcihii shalay baahiyay muuqaallo ku saabsan muwaadiniin Mareykan ah oo lagu la’aa dalka...
Howlgallo lagu ciribtirayo haraadiga maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ka socda deegaanno u dhaxeeya degmooyinka Beledweyne, Matabaan iyo Maxaas ee Gobolka Hiiraan....
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho