Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo wafdi...
Siihayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan , ayaa xafiiskiisa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee Caasimadda dalka...
Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo uu wehliyo la taliyaha waaxda arrimaha bulshada Maamulka Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo,Ayaa galabtay booqday...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Pekos iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Caasimadda Itoobiya ee...
Maxamad Abdi Afeey oo ah Ergeyga Hay’adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR u qaabilsan GEESKA Afrika, oo uu wehliyo Magatte Guisse...
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug, ahna kusimaha madaxweynaha Mudane Cali Daahir Ciid, Ayaa Aqalka madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ka socday hay'adaha...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda hey’adda...
Kulankaa oo Ajandihiisu Ahaa Dardargelinta dhameystirka Miisaaniyadda 2022-ka. Kulanka Waxaa Shir-gudoominaayey Guddoomiye ku xigeenka -2aad, ee labada Aqal Mudane Cabdullaahi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka...
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta martigelisay dibadbax ballaaran oo ay ka qeyb galeen boqolaal qof oo ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay in horumar la taaban karo laga gaaray sahminta kheyraadka...
Boqolaal qof oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa maanta isugu soo...
Boqolaal shacab ah ayaa maanta isugu soo baxay waddooyinka magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, iyaga oo dhigayay bannaanbax...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho