LWasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa maanta shir guddoomiyay Shirka...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Federaalka,ayaa soo xiray Tababar ku saabsan Maareynta Waqtiga iyo u...
Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho munaasabad ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo looga hadlayay arrimaha mudnaanta...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arr. Diinta Golaha...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Oo ay wehliyaan xoghayaha Dowladda Hoose, xubno ka tirsan golaha deeganka,Guddoomiyaha Xaafada Hormar,...
Ciidamada ammaanka Galmudug, ayaa xabsiga dhigay Odayaal saaka Saxaafadda kula hadlay magaalada Cadaado kuwaas oo ka soo laabtay deegaannada Khawaarijtu...
Waxaa sii xoogeystay rabashadaha ka socda Magaalada Paris ee dalka Faransiiska, kuwaas oo ka dhashay Nin hubeysan oo saddex qof...
Wasiirka Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Wasiirada...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan taliyaha ciidanka xoogga, Taliyaha ciidanka dhulka, Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha dhexe...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xueeen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...
Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho