Ciidamada Kumaandooska Xoogga dalka ee Danab ayaa howlgal qorheysan oo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab waxay ka sameeyeen degaano ka...
Waxaa caawa Maqribkii soo gaaray dagaal qaatay 13 saacadood oo waaberigii hore ee jimcihii saakay ka bilowday magaalada Dhuusamareeb ee...
Sida lagu sheegay warbixin dhawaan ay soo saartay Qaramada Midoobay, gaar ahaan hey’adda CARE ayaa muujinaya in in ka badan...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa ka qeybgalay munaasabad casho sharaf oo abaalmarinno lagu guddoonsiiyay howlwadeennada Guddiga. Munaasabaddan...
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ka socda dagaal u dhaxeeya ciidamada daraawiishta Galmudug iyo xoogagga Ahlusunna Waljameeca. Dagaalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa iyo xarunta Xukuumadda ku qaabilay halgamaa Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi...
Shirka Guddigga hagidda mashruuca Dib u dhiska Wadooyinka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin Qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowladda...
Waxaa soo gaba gaboowday hadal jeedinta murashaxiinta xilka madaxweynaha 10 aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo laba maalin ah...
Ururka 4-aad, Guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorshaysan ka sameeyay degaanka Warta madax maroodi oo ka tirsan...
Waxaa maalintii labaad galay hadal jeedinta murashaxiinta xilka madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo ka socota hoolka Teendhada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay, Madaxda 20-ka Urur siyaasadeed ee ka qayb galay,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa bartiisa qoraal uu soo dhigay ku bogaadiyey kulankii maanta. Waxaan...
RADIO MUQDISHO:- Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay xarunta Villa...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho