Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isaaq ayaa maanta la kulmey Wasiirka Gaashaandhiga Jamhuuriyada aan walaalaha nahay ee...
Shirkan oo uu shir guddoominayey Wasiirka Xananada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa Inta uu socdey waxaa...
Ciidaanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta howl-gallo lagu sifeeynayo kooxda argagixisada ah ka sameeyay deegaannada ku xeeran Jiciboow iyo Garasyaani...
Guddiga Qaran ee shaqaalaha rayidka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta tababar iyo wacyi-gelin ku saabsan xeer-nidaamiyaha maamulka shaqaalaha u...
Ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka oo is kaashanaya ayaa saakay aroortii howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka xalfooley oo u dhow...
Guddoomiyaha degmada Matabaan , Bashiir C/raxmaan Sheekeeye ayaa deeq isugu jirta dawo, dhar iyo agabyo kale gaarsiiyay dadka iyo ciidanka...
Wasiirka Wasraaradda maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya Dr; Cilmi Maxamed Nuur ayaa sheegay warbixintii ugu dambaysay ee ay hay’adda lacagta Adduunka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa caawa waxaa casho sharaf u sameeyay...
Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay liiska rag Soomaaliyeed oo waaxda maaliyadda Mareykanka ay ku eedeysay in kooxda Argagixisada Al-shabaab ay...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...
Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daahfuray kulan ku saabsan diyaar-garowga iyo wax ka...
Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xirsi Jaamac Gaani oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho