Taliyaha Ciidamada Asluubta Puntland oo ay weheliyaan Wasiiru dowlaha Cadaaladda Puntland, Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqul Aadana Puntland iyo Taliye ku-xigeenka 1aad...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur...
Maamulka Degmada Cadaado oo kaashanaya maamulka Galmudug Iyo Midowga Yurub ayaa dhisay gurigan oo ey ku shaqeyn doonto. Maxkamada Cadaado...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka shirar muhiim ah kula leh madaxda Hey’adda...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dad gaaraya 6.5 milyan ay ku barakaceen dagaalka uu Ruushka ka wado gudaha Ukraine. Dagaalka...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay Xubnaha xulista ergooyinka kuraasta kala ah #HOP029 & #HOP124. Qoraal ay soo...
Ciidamada Xooga dalka ayaa howlgallo qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose waxay ku bur buriyeen...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Safiirada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyadoo kulanka...
Madax ka socotay Wasaaradda Gaashandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaliya, Wasiirro, Taliyaha Ciidamada Xoogga, safiirka Shiinaha ee Soomaaliya iyo xubno kalle ayaa...
Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo maanta ka qeyb galay Barnaamijka kulanka toddobaadka warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...
Magaalada Muqdisho waxay maanta qortay taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka siyaasadeed ee Soomaaliya, kaddib markii si wadajir ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho