Cabdilaahi Cabdi Maxamed ayaa saaka loo doortay in xubnimada baarlamaanka 11 gaar ahaan Golaha Shacabka doorasho ka dhacday dugsiga tababarada...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Dowlad-goboleed ee Galmudug ayaa maanta shahaadooyinka musharaxnimada guddoonsiiyay musharixiinta u tartamaya saddax kursi oo taala magaalada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray hay’adaha amniga dalka, kadib...
Magaalada Baraawe ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta lagu qabtay doorashada Todoba kamid ah Kuraasta ugu dambeeysa ee degaan...
Warbixin ay soo saartay heya’adda UNICEF ayaa waxa looga digay khataro ka dhalan kara abaaro daran oo ay wajahayaan dalalka...
Guddoomiye Ku xigeenka Arimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed, ayaa maanta kula kulantay Safaaradda UK ee Somaliya...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Puntland ay shaaciyay Jadwalaka doorashada 16 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha...
Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa sheegtay inay jirto khatar ku saabsan faafitaanka xanuunka Covid-19, kadib markii waddamo badan ay...
Taliska Ciidanka Boliska Soomaaliyeed oo ka warbixiyay weerradii ay Xalay ku qadeen argagixisad qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, ayaa sheegay...
Tiro ka mid ah Senatarrada Mareykanka ayaa maanta oo Arbaca ah soo saaray bayaan ay ku muujinayaan sida ay u...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux; Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS mudane...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 21-kii Diseembar 2025 fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah khawaarijta, kaas oo ka dhacay...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho