Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS...
Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS wuxuu kulan kula yeeshay Xarrunta Guddiyada ee Villa Hargeysa La-taliyaha Madaxweynaha...
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshisiinta Soomaaliya ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Fei...
Magaalada Dowgaab ee Koonfurta Gobolka Mudug waxaa laga hirgeliyay saldhig Booliis oo baahi weyn ay u qabeen bulshada kudhaqan Dowgaab...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa maana kulan wadatshi ah oo la xiriira xeerka...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta Gelinka danbe kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya xilli Abaaro baahsan ay kajiraan meelo...
khabiirka arrimaha bini’aadanimada ee guddiga dib u eegista macluusha ayaa Toddobaadkan saadaaliyay in qaybo ka mid ah Soomaaliya ay u...
Dagaal culus ayaa saacadihii la soo dhaafay ku dhexmaray degaanka Ceeleey oo Hoostaga Degmada Maxaaas ee Gobolka Hiiraan Ciidamada degaanka...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya . Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa maanta kulan la qaadatay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban Wasiirro, Xildhibaanno iyo maamulka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho