Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa sixiixay sharciyanta degmooyinka Baxdo iyo Wisil oo kamid noqday degmooyinka rasmiga...
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qarankaย Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray Baydhabo ayaa kulan...
Wasiirka wasaaradda waxbarashadda Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa soo xiray shirka wadatashiga Qaran...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Abdullahi Maxamed...
Madaxweynaha Ruushka oo ku baaqay in wax laga qabto isbeddelka cimilada dunida ee sii xumaanaysa. madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaanka Cada Kibir ee gobolka Galgaduud,...
Wasiirka Arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa ammaanay sida geesinnimada...
Maamulka Gobolka Benaadir ayaa maanta marti galiyay shirka 4-aad ee Wadatashiga Wasaaradda Caafimaadka iyo Wasaaradaha Dowlad goboleedyada ee xubnaha ka...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ay bur buriyeen Maxkamad-beenadkii argagixisada Al-Shabab ku...
Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Axmed Sheekh Cali Doodishe ayaa sheegay in uu kulan la qaatay Safiirka Midowga...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho