Warbixin ay bixisay Heya’adda socdaalka dalka Sweden ayaa lagu sheegay in sanadkii 2021 dhalashada dalka Sweden la siiyey 27,340 qof...
Iyada oo la fulinayo Go’aankii Golaha Wasiirrada, Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi...
Hal Qof ayaa ku geeriyooday 2 kalana waa ay ku dhaawacmeen Qarax Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Gaariga qarxay...
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Mudug ee Puntland Maxamed Xasan Waloore ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalladii ugu dambeeyay...
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay Sheybaarada laga heli karo adeegyada Baaritaanka Caabuqa COVID 19. 1 January 2022...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa ku dhawaaqay in la sameynayo howlgallo amniga Beledweyne lagu sugayo, isagoo dhinaca kale ka hadlay shaqaaqo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee...
Ardayda wax ka baratay Machadka Tababarka Umulisooyinka ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa maanta u...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...
Muqdisho, Khamiis, 18 Diseembar 2025:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay doorashooyinka...
Ururka 161-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya cutubka gawaarida gaashaaman ee MU ayaa howlgallo qorsheysan oo amni xaqiijin ah...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo bandhigtay Warbixinta Waxqabadka Sannadka 2025, iyadoo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho