Tababar socday muddo sadex maalin oo ku saabsan Daryeelka Aasaasiga ah ee waqtiga ugu horeysa ee dhalashada ilmaha ayaa loo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Deeq Suleyman Yuusuf ayaa ka qaybgalay kulanka Dowladaha Adduunka...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka...
Kulanka Guddiga Isku-duwidda heer dowlad gobaleed Galmudug ee Barnaamijka horumarinta dhaqaalaha loo-dhanyahay ee (ILED) ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb,...
Mas’uuliyiin ka tirsan kuwa dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu daahfurayay mashruuc xirfado ay ku shaqeystaan ...
Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahey Hop#058 oo doorashadiisa ay maanta ka dhacday magaalada Baladweyn ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xueeen Guudlaawe ayaa maanta kormeer ku tagay Isbitaalka guud ee magaalada Beledweyne oo...
Agaasimaha KMG ah ee hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya Yaasiin Cabdulaahi Fareey oo howlo shaqo u jooga Magaalada Dhuusamareeb ayaa...
Guddiga maamulka doorashada ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta lagu wadaa in ay Magaalada Beledweyne ku qabtaan doorshada kursiga Hop#058...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo safar shaqo ku jooga magaalada Dooxa ee Dalka Qatar...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho