Tababarka maanta lagu soo geba gabeeyay magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle,ayaa muddo lix maalmood ah uga socday saraakiil ka tirsan...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta gaaray Dalka Jabuuti, halkaa...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta soo xiray kulan wadareedka dardar galinta hiigsiga Xukuumadad oo socday...
Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta kulan la qaatay Madaxa ugu sareeya Soomaaliya ee hay’adda WFP...
Guddiga Doorashada Galmudug oo ay wehliyaan xubno guddiga Doorashada heer Federaal ayaa maanta la kulmay Maamulka gobolka, Golaha Deegaanka Gaalkacyo,...
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa gaaray Magaalada Abuja ee Caasimadda Nigeria,socdaal kooban oo uu ku marayey saddexda dal eek...
Taliska Booliska AMISOM ayaa magaalada Baydhabo ugu furtay 25 sarkaal oo ka tirsan Boliiska maamul goboleedka koofur Galbeed Soomaaliya. Tababarkan...
Koox burcad ah oo ka howlgasha dalka Haiti ayaa lacag Malaayiin dollar ah ka dalbaday dowlada Mareykanka si ay usii...
Uruurka 260, Guutada 9 aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa waxaa gurmad u fidiyeen kolanyo Safar Gaari dameero...
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, oo booqasho ku jooga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay, Madaxda 20-ka Urur siyaasadeed ee ka qayb galay,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa bartiisa qoraal uu soo dhigay ku bogaadiyey kulankii maanta. Waxaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho