Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr....
Turkeyga ayaa ku gacan seertay baaq ka yimid madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo ahaa in dhammaan quwadaha shisheeye ay ciidamadooda...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa si geesnimo leh uga hortagay weeraro ay maleeshiyada Al-Shabaab damacsanaayeen in ay ku soo qaadaan...
Isbaheysiga Taageera Ciidamada Dowladda Yeman ayaa ku dhawaaqay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay fuliyeen 42 weerar oo lagu...
Dad Goob joogayaal ah iyo kooxaha gurmadka degdega ah ayaa sheegay in 5 qof oo ka mid ah dadka mudaaharaadayaasha...
Ciidamada Xoogga dalka ayaa jab xooggan gaarsiiyay maleeshiyada Al-Shabaab oo isku dayay in ay weerar ku soo qaadaan garoonka diyaaradaha...
Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa shil gaari oo xalay ka dhacay deegaanka Beer ee Bariga Burco, waxaana lasoo sheegayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hambalyeey guusha dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa...
Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidanka Hubaysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal balaaran ka fuliyay gudaha iyo nawaaxiga Degmada Deyniile,...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa maanta agabkii Doorashada Gollaha Shacabka ku wareejiyay Guddiyada Doorashooyinka Somaliland (SEIT) iyo Banaadiriga (SEIT)....
Bandiiradleey, Agoosto 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane...
Muqdisho, Isniin, 17 Agoosto 2026: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...
Galinsoor, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho