Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta furay Madasha Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya oo ay soo...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka sameeyay Tuulooyinka Shaam-garre iyo Raqayle oo u dhexeeya Degmada Awdheegle iyo Degaanka Bariire,...
Guddiga Hirgalinta doorashada heer Maamul Goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada labada xubnood ee ka harsan Aqalka sare....
Ciidamada dowladda Soomaaliya Soomaaliya noocyadooda kala duwan sida, Millateriga, Booliska iyo Nabadsugida ayaa saacadihiia la soo dhaafay howlgallo qorsheysan ka...
Waq qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Britain ayaa loogu baaqday muwaadiniinta ka soo jeeda UK ee...
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Cirro oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Talaado ah qaabilay xubnaha Golaha Nabadda iyo...
Lataliyaha koowaad Safaaradda Soomaaliya ee dalka Jabuuti mudane Jabriil Afyare ayaa kulan la qaatay madaxa xafiiska Qaramada Midoobay ee dalka...
Guddoomiyaha Gudiga Doorashoyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Maxamed (Cirro) iyo xubno katirsan Guddiga layaa kulan la qaatay madaxda Golaha...
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay guddi...
Bandiiradleey, Agoosto 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane...
Muqdisho, Isniin, 17 Agoosto 2026: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...
Galinsoor, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho