Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay kulan looga hadlay qoonddada haweenka ku leeyihiin...
Guddiga doorashada Galmudug ayaa saaka oo khamiis ah soo saaray shanta kursi ee ugu horeysa doorashada golaha shacabka ee ka...
Booliska Gobalka Banaadir ayaa toogasho ku dilay dhagarqabe ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab, kaasi oo qof rayid ah ku dilay Muqdisho....
Shirka wada-tashiga siyaasada Waxbarashada xaaladaha degdega ah ee dalka ayaa maanta ka furmay mahaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Wata-tashiga oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 38 ee November 17, 2021 kuna...
Wafdiga Wasiiru dowlaha ahna Kusimaha Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Galmudug mudane Axmed Xasan Cali (Axmad-Dheere) ayaa kormeeray Xarumaha Waxbarashada, Xarumaha...
Howlgal ka dhan ah Kooxda Nabadiidka Al-Shabab oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidamada Qalabka Sida oo is garabsaneya...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda caleemasaarka Caaqil Cabdiraxmaan Caaqil Diiriye...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku...
Wada-tashiga oo socday muddo shan cisho ahaa ayaa diirradda lagu saaray diyaarinta qorshe howleedka Istaraatijiyada xalka waara ee dowlad gobaleedka...
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho