Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad qado sharaf ah. Munaasabad qado...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay maxkamadeynta 5-tii bishan ka bilaabatay Maxkamadda AMISOM ee Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho....
Saacadihii la soo Dhaafay Waxaa Deegaano Hoostaga Gabalka Bari ka dhacay Dagaalo u dhaxeeya ciidamada Difaaca Puntland iyo Kooxda nabad...
Taliyaha Ciidanka Nabadgelyada Wadooyinka Gobolka Banaadir S/guuto Bishaar Abshir Geedi ayaa sheegay in looga baahan yahay Gaadiidleyda kunool Magaalada Muqsisho...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ee (FEIT) gaar ahaan waaxda howlgalka (Operations ) ayaa Siminaar u soo gababeyeey xubno matalaayay...
Godoomiyaha Maxkamadda sare iyo Xeerilaaliyaha guud Ee Qaranka oo Kusugan Dalka Rwanda. ayaa kulamo kala duwan la Yeshen hay’addaha Garsoorka,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay shir ay aaladda fogaan aragga ku yeesheen...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir guddoomiyay shirka golaha Wasiirada Galmudug oo galabta ku qabsoomay Aqalka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Guddi Aqoonyahano Soomaaliyeed ah oo isugu...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa tababar u soo xirey cutubyo ka tirsan qeybta 60aad ee Ciidanka...
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...
RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho