Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Aqalka martida ku qaabilay xubnaha cusub ee loo doortay Aqalka Sare...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Jaamac Xasan Cabdulle oo ay weheliyaan Agaasimaha...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow ayaa...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamed Axmed Islaam ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee ay deegaan doorashadooda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee laga soo...
Hay’adda GECPD oo kaashanaysa Wasaaradaha Haweenka, Caddaaladda, Arrimaha Gudaha iyo Gargaarka Galmudug ayaa maanta soo xirtay tababar saddax maalmood u...
Doorashada affarta kursi ee Aqalka Sare ku matalaysa Jubaland oo maanta Kismaayo ka dhacday waxaa ku soo baxay affar senator...
Doorashada affarta kursi ee Golaha Aqalka Sare ee maanta Kismaayo ka socota ayaa waxaa ku soo baxay Xasan Daahir Yarow...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ka dhan argagixisada Al-Shabaab ka sameeyay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidanka...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gudbiyey musharaxa lagu badalayo Cali Maxamed Cali oo iskii uga...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho