Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Fawziya Abiikar Nuur ayaa daahfurtay Ololaha Sagaalaad ee Daaweynta Isku-furanka Haweenka oo Isbitaalka degmada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dalka Sweden oo uu...
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Jubbaland ayaa Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Madoobe u gudbiyay talo soo jeedin ay ku dalbayaan in Madaxweynuhu...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka mudane Maxamed Caabbi Xasan ayaa daah furay kulanka...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Drs Fawziya Abikar Nur, Agaasimaha Machadka Caafimadka Qaran ee Soomaaliya iyo wafdi ka koobnaa safiirka...
Tababarka maanta lagu soo geba gabeeyay magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle,ayaa muddo lix maalmood ah uga socday saraakiil ka tirsan...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta gaaray Dalka Jabuuti, halkaa...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta soo xiray kulan wadareedka dardar galinta hiigsiga Xukuumadad oo socday...
Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta kulan la qaatay Madaxa ugu sareeya Soomaaliya ee hay’adda WFP...
Guddiga Doorashada Galmudug oo ay wehliyaan xubno guddiga Doorashada heer Federaal ayaa maanta la kulmay Maamulka gobolka, Golaha Deegaanka Gaalkacyo,...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho