Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo gudbiyay magacyada musharaxiinta 4-tii kursi ee ku hadhsanaa Senitorada Aqalka Sare...
Lix ruux oo shacab ah ayaa ku geeriyootay qarax miino oo ay argagixisada Al-Shabaab kula eegteen tuulada Buulo-quute oo hoostagta...
Tartanka kubadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banadir 2021 oo si habsami leh uga socdo garoonka Wiish ee Degmada C/casiis...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa hambalyo ku aadan dhalashada Nabigeenna Muxammed NNKH u diray Ummadda Soomaaliyeed....
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Drs Fawsiya Abiikar Nuur ayaa maanta xarunta dhaxe ee Wasaaradda Caafimadka ku soo dhawaysay Wafdi...
Kulankaan oo loogu Duceynaayey Alle ha u Naxariistee Dr Maxamed Daahir Afrax Guddoomiyihii Akadeemiye- Goboleedka AfSoomaaliga – AGA oo sagaalka...
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa daahfuray kulanka wadareedka dardar galinta hiigsiga Xukuumadda oo lagu dar-dar galinayo shaqooyinka...
Xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka Colin Powell ayaa maanta oo isniin ah u geeriyooday xanuunka Karoona Fayras, isagoo jira...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada Mudane Duraan Axmed Faarax Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Safar shaqo ku jooga Magaalaada Baledwayne...
Wada-tashiga oo socday muddo saddex cisho ah ayaa diirradda lagu saaray diyaarinta qorshe howleedka Istaraatijiyacda xalka waara ee dowlad gobaleedka...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho