Ugu yaraan 7 qof ayaa dhimatay 13 kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo ,kadib markii qarax lala beegsaday masaajid ay leeyihiin...
Mas’uuliyiinta dalka Uganda ayaa sheegay in bisha Disembar ee soo socota ay dalka Soomaaliya u soo diri doonaan 160 askari...
Waxaa Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan tababar loogu soo geba-gabeeyay saraakiil ka tirsan Booliska Gobolka Hiiraan & Xubno kamid...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Caasimadda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo ee Kinshasa kaga qaybgalay meertada 23-aad...
Wasiiru-dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Balaal Maxamed Cismaan ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoojineyso...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa kulan...
Taliyaha qeybta 27-Aad ee ciidanka xoogga dalka Generaal Maxamed Axmed (Tareedisho) oo kormeer shaqo ku marayay fariisimaha ciidanka xoogga dalka...
Wasiirka Gargaarka iyo maareeynta Masiibooyinka xukumadda federaalka Soomaaliya marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo muqdisho kulan kula qaadatay Safiirka Midoowga ee...
Shir looga hadlayay bilaabidda xaraynta ergada doorashada Golaha Shacabka ayaa waxaa Muqdisho ku yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer...
Kulan aqoon is waydaarsi ah oo lagu lafa gurayo dhibaatooyinka deegaanka haysta iyo doorka ganacsatada Soomaaliyeed ka qaadan karaan badbaadinta...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho