Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Bakool ayaa kulan la qaatay Golaha deegaanka iyo ururuka haweenka Degmada Waajid,...
Xuska toddobaadka maalmaha xorriyadda ayaa si weyn looga dareemayaa guud ahaan dalka guddiga qaban-qaabada xuska todobaadka maalmaha xorriyadda ee uu...
Dhalinyarada ayaa wasiirka la wadaagay in baahida ugu weyn oo ay qabaan ay tahay inay helaan Amaan iyo xarumo ay...
Guddigii loo saaray baaritaanka dilkii Gaalkacyo loogu geystay AUN Sheekh Cali Axmed Faaraxx oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay...
Shirkan oo 3-dii bil mar la qabto ayaa lagu soo bandhigaa waxqabadka hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda, waxaana ka qeybgalay Wasiiro...
Guddiga Madaxa Bannaan ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ah guddi qaran oo madax-bannaan, wuxuu adkeynayaa kaalinta Guddiga...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Xarunta Wasaaradda ee Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay qaar...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Mudane Cabdiraxmaan Yusuf Cumar Cadaala ayaa maanta kormeeray Isbitaalka Guud...
Abuukaate Cumar Dhagey oo ka mid ah Xubnaha kooxda Farsamada Arrimaha Doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa faahfaahiyay jadwalka iyo...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa magaalada Muqdisho maanta tababar uga furay ku dhowaad 90...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda xuska 65-guurada xiriirka diblomaasiyadeed...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Caalamiga iyo Ganacsiga...
Guddiga Madaxa banaan ee Dib- u- eegista Dastuurka ayaa Kulan Latashi hordhac ah oo ku saabsan Cutubka Maaliyadda oo la...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho