Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Wasiirada Maaliyadda...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare mudane Maxamed Caabbi Xassan ayaa soo xiray kulan looga doodayay haananka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Agaasimaha Guud, la taliyeyaal iyo Madaxkale ayaa hanaanka fogaan aragga kaga qaybgalay maalintii 3aad...
Wasaarada arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Hirshabeelle ayaa maanta magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle, tababar ugu furtay saraakill tiradoodu...
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad Gobaleedka Galmudug, kuwaas oo qorshaha fulinta...
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa xariga ka jaray mashaaric horumarineed oo laga hirgelinayo magaalada Beledweyne iyo tuuloyinka hoosyimada magalada.Kanalada Warabale, Gambar...
Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa maanta kulan laqaatay Mas’uuliyiin ka kala socday Wasaaradaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle kaasoo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan Xuska Shuhadada Qaraxii 14-ka...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo...
Madaxweyne ku-xigeenka Koobaad ee Dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Adaan ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho