Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa maanta kulan laqaatay Mas’uuliyiin ka kala socday Wasaaradaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle kaasoo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan Xuska Shuhadada Qaraxii 14-ka...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo...
Madaxweyne ku-xigeenka Koobaad ee Dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Adaan ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane,Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar ayaa kulan wadahadal ah la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda...
Kulankaan oo ay iska kaashanayaan guddiga doorashooyinka ee heer Federaal iyo Machadka Dimuquraadiyada iyo doorashooyinka qaarada Afrika ee EISA. kulankaan...
Shan qof ayaa dhimatay ,laba kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo , ka dib markii nin ku hubeysnaa qaanso iyo fallaadho...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa amaan iyo bogaadin u jeediyay qareennadii iyo khubaradii qeybta weyn...
Kulankii heer farsamo ee u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ka socday Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika...
Tababarkan oo ku saabsanaa hoggaanka iyo hab dhiska wanaagsan ee maamulka oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda Somaville ee ku...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho