Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari Gashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa manta Tababar ku saabsan Maareynta Amniga doorashooyinka Golaha Aqalka...
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Agaasinka Deegaanka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Axmed Nuur Yuusuf,...
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta xarigga ka jaray Buundo cusub...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya Kornayl Thomas...
Gudoomiyaha gobalka Hiiraan mudane Cali Jeyte Cismaan ayaa maanta shir Gudomiyey shir looga hadlayay Amaanka gobalka Hiiraan, gaar ahaan magalada...
Mas'uuliyiin ka tirsan Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, ayaa sheegay, in la waayay dad ka badan 100 qof, kadib markii...
Boqortooyada Sacuudi carabiya ayaa Mudane Axmed bin Maxamed Al-Muwallad u soo magacowday safiirkeeda cusub ee u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya....
Sarkaal sare oo ka tirsanaa Kooxda Nabadiidka Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 8-aad...
Laba iyo toban dal oo ka tirsan Midowga Yurub, ayaa warqad ay si wadajir ah ugu direen Guddiga socdaalka reer...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maamta Xariga ka jaray Wado laami...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho