Waxaa Maalmahan Shirar is daba joog ah uga socday Xaruunta Dhexe ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee Magaalada Jidda Dalka...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Odawaa Yuusuf Raage, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad gobaleedka Galmudug, xili halkaas...
Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Waxaan u mahadnaqayaa Alle Subxaana Wa tacaalaa oo maanta na gaarsiiyay guushan taariikhiga ah iyo miradhalka halgankii...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Maxamed Nuur Cali oo u waramay Radio Muqdisho ayaa...
Duqa magaalada Gaalkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa caawa soo saaray awaamiir lagu sugayo Amniga Gaalkacyo Guddoomiyaha ayaa wareegtadiisa...
Mudane Aadan Maxamed Nuur Guddoomiyihii Baarlamaanka 8aad ee laalay heshiiskii is afgaradka ee lala galay Kenya oo la hadlay Radio...
Cayaartooyda Degmada Hodon oo tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka Daafacanaya ayaa guulaysatay kulanki sadexaad oo xiriir ah, kadib markii ay maanta...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa gelinkii dambe ee maanta gaarey magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, xili...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay wehelinayeen Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Mudane Maxamed Mursal...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Golaha Wasiirrada iyo mas’uuliyiin kale ayaa si wadajir u daawaday xukunka...
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...
RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho