Wasiirka Qorsheynta Qaranka, Wasiirka Arrimaha Dastuurka, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha hay’adda Istaatistakada Qaranka, madax ka socotay Wasaaradda shaqada...
Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir oo Magaalada Muqdisho ku qabtay Shirwanaha sanadlaha Isboortiga Goboolka Banaadir, kaas oo looga hadlay Howlaha Isboortiga...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo socdaal shaqo ku jooga...
Gudfoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamud Maxamed ( Cumar Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar Kulan Kula Qaatay...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo ay Weheliyaan Guddoomiyaha Xaafadda Horumar, Agaasimayaal iyo Xubno ka tirsan Golaha Deegaanka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Jaamac Xasan Cabdulle ayaaa kulan la qaatay Madax ka socota Hay'adda UNICEF oo uu hoggaaminaayo...
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta si rasmi ah u dah furtey Tallaalka ka hortagga Cudurka COVID-19...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga...
Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka General Maxamed Tahliil Biixi oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan ciidanka ayaa maanta kormeeray dugsiga...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire...
RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sarreeye Gaas Maxamed bin Saciid Al-Moghidi, iyo Agaasimaha...
RADIO MUQDISHO:-Laba ka tirsan ciidamada Macawisleyda deegaanka Wargaadhi, ayaa21-ka Agoosto 2026 deegaanka Tawakal oo qiyaastii shan kiiloomitir u jira Cali...
Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho