Wasiirka cadaalada dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya iyo wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta ee koofur galbeed ayaa maanta kormeereen xaruumaha...
Dowladda Qadar ayaa Khamiistii sheegtay inay kala shaqayneyso Taalibaan sidii si dhaqso ah dib loogu furi lahaa garoonka diyaaradaha ee...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa qadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Cumaan, Badr bin Hamad...
Hey'adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo soo saartay warbixin ku saabsan kiiska gabadhii la weysanaa ee...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 164...
Guddoomiyaha Gobolka ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay shirka Guddoomiyasha Degmooyinka Gobolka Banaadir...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ka wadda ololaha wacyigelinta Cudurka COVID-19. Waddooyinka Magaalada ayaa la...
Ku simaha Agaasimaha guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ahna Agaasimaha Waaxda Hormarinta Tayada Waxbarashada Mudane Axmed Cabdiqaadir Xoosh ayaa...
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya inay muddo bil ah (oo ku eg 02/10/2021)...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho