Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hogaamineysay kuxigeenka Kowaad ee wakiilka gaarka ah ee Qaramada...
Wasiirka Gadiidka Duulista Hawada XFS Duraan faarax oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka hadlay qoraalka kasoo baxay Dalka Kenya...
Deeqda oo aheyd mid zakaatul fidriya isla markaana ay kusoo tabaruceen muslimiin Soomaaliyeed oo ku sugan dalka dibadiisa ayaa waxaa...
Udiyaar garowga maalmaha ciida ayaa si aad ah looga daremayaa magaalada cadaado iyadoo sanadkan ey uga duwan tahay sanadihii hore...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa hambalyo u diray Tartamaayaasha degmada Kismaayo oo ku guuleystay Tartan aqooneedka warbaahinta qaranka, war qoraal...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo ay Wehliyaan Maamulka Dhuusamareeb ayaa booqdey halka uu ka soconayo mashruuca balaarinta xarunta dhexe ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kambaala ee Caasimadda Dalka...
Guddoomiyaha tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka Mudane Yaxye Cali Faarax ayaa caawa si rasmi ah u soo gabo gabeeyay tartan cilmiyeedka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux; Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS mudane...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 21-kii Diseembar 2025 fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah khawaarijta, kaas oo ka dhacay...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho