Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa qabatay kulan muhiin u ahaa horumarinta hay’adda Duulista Rayidka, Ku xigeenka Maareeyaha Guud...
Kooxda Manchester United ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dib ula soo saxiixdeen Cristiano Ronaldo, heshiiska ayaa hadda la...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Marwo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada Ku Meel Gaarka ah...
Tababaraha kooxda kubadda cagta Juventus Massimiliano Allegri ayaa ku dhawaaqay warkii dunidu u dheg taagaysay ee Cristiano Ronaldo iyo xaqiiqada...
Magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari ayaa waxaa haatan fara ba’an ku haya cudurka saf-marka ah ee Covid-19, kaas oo...
56 sarkaal oo ka tirsan Booliska Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa qaatay tababar soconayay muddo shan maalmood ah oo ku saabsan...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo Ummadda...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tababarka ku casuuntay Wasaaradaha Beeraha ee Maamul Goboleedka Hirshabeelle, Koofur Galbeed,...
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xafiiska Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho