Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr; Cabdiwali Axmed Maxamed ayaa sheegay in la joogo xilligii ku habboonaa ee dhallinyarada...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xaashi Carabeey ayaa Shir Guddoomiyay Shirka Agaasimaha Waaxeedyada Wasaaradda...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha Golaha Wasiirrada dowlad goboleedka Jubbaland...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xanifa Maxamed Ibraahim iyo wefdi ay hoggaaminayso ayaa dalka Jabuuti...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland...
Wafdiga Soomaaliya uga qeybgalay Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka UPU ayaa ka qeybgalay doorashada hoggaanka ugu sarreeya ururkaas oo shalay ka...
Qeybta dalxiiska ee Bariga Afrika ayaa lumisay in ka badan $ 4.8 bilyan iyo 2 milyan oo shaqooyin ah sannadka...
Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir, qaybta Caafimaadka dugsiyada oo kaashaneysa Ururka Dhakhaatiirta Indhaha Soomaaliyeed (SOMALI OPTOMETRIC ASSOCIATION) ayaa baaritaan indhaha ah...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay guddiyada hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed iyo heer...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Muqdisho kulan kula qaatay madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho