Wasiirro ka tirsan Galmudug iyo Senator Siciid Siyaad ayaa kormeer ku tagay magaalada Baxdo ee Gobolka Mudug, halkaas oo ay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Hay’ada UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisse, Madaxweynaha...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliso Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug ayaa maanta magaalada...
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorsheynta Qaranka Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan ayaa maanta kulan wax-ku-ool ah la yeeshay Ku-xigeenka Wakiilka Deegaanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Dalka Zambia mudane...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furtay Xog-keydiyaha Ganacsiga Soomaaliya oo ah Website...
Siminaar lagu baranayay saameynta gargaarka dibadda laga keeno uu ku yeeshay kobaca dhaqaalaha dalka iyo sida looga gaashaaman lahaa, oo...
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta masiibooyinka X.F.S ayaa munaasabad sagootin ah u sameeysay madaxii WFP, Cesar Arroyo oo uu waqtiga...
Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa u Geeriyooday gaari dardaray (jiiray) xilli uu ka baxsanayay Rag hubeysan oo Burcad ah Gobalka Eastern Cape...
Dowlada Aljeeriya ayaa sheegtay in xiriirkii diblumaasi ay u jartay dalka ay jaarka yihiin ee Marooko oo ay ku eedeeyeen...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho